- Qof doonaya inuu ka tago dhaxal wanaagsan, wuxuu bulshada kula noolaada:
- Sidii Ruux u baahan iyaga , mana ah mid iska weyniisya oo kibirsan
- Sidii qof iyaga wax taraya oo isagu isku filan.
- Wuxuuna u dhaqmaa sida qof difaacaya.
- Waxaana uu noqdaa sida Dhakhtar iyaga u naxariisanaya.
- “Aamuska wuxu ku barayaa dhegaysiga wangaasan arinkaasina may helin dad badani. Isku day
- inaad hesho weligaa xikmadaasi, kumana fashilmaysid dadaalkaaga wakhti kasta iyo goobkasta”. Ibrahim Fiqi .
- “ Guushaadu waxay ku xidhan tahay riyada hadafaakaga, iyo dadaalkaaga.
- Barkimadu waxay qaadaa madax kan taajirka , faqiirka, boqorka, miskiinka mid weyn iyo mid yarba. Noqo iyadoo kale mid dadku ku soo hirtaan noocyadooda kala duwan.
- Eyga ayaa Deerada weydiiyay sababta ay mar kasta uga dheerayso, waxaana ay ugu jawaabatay “ Anigu ma jirto cid aan isku haleyaa, laakiin adigu Siyadkaaga ayaad isku halaysaa”.