Shirkada Pacific international Lines (Private) Limited,waxay baafinaysaa dhukmati koonteenar oo ka lumay kuna lumay kastamada Saylac ama Berbera,
Waxaanay si naxariis leh uga codsanayaan cid kasta oo aragtay in ay ku hagaajiyaan Xafiisyada Shirkada Pacific international Lines (Private) Limited ama la soo xidhiidhaan lambarka
+252 63 4899910.
Waxaanay shirkaddu u ballan qaadaysaa cid kasta oo so hesha ama haysa oo keenka dhukmatigaa in ay siin doodaan abaal marin ay ku farxaan