Maalqabeenka Maraykanka Bill Gate eel eh shirkadda Micosoft ayaa sheegay in wakhtigii uu ku jiray waxbarashadii Jaamacadda uu imtixaankii ku dhacay dhowr maado, laakiin ninka ay saaxiibka yihiin uu dhamaantood uu ku gudbay derejooyinka dugsiga sare.
Bill Gate ayaa intaasi ku daray in saaxiibkii maanta uu yahay Injineerka Shirkadda, halka uu isuguna yahay hantiilaha gebi ahaanba leh shirkadda. Haddaba ma caqliga ayaa horumarka keena, mise cilmiga