Xadiiska Maanta.

0
100

Rasuulka Allah (scw) wuxuu yidhi: “ Waxaad dabageli doontaan dhaqamada dadkii idinka horeeyey taako taako iyo dhudhun xataa haday god abeeso galaan waad ka daba galeysaan”.

Asxaabta Rasuulka (Rc) ayaa ku yidhi “ Rasuulkii Allow ma Yahuud iyo Nasaara kuwa aan daba galeyno ?. Markaasi Ayuu Rasuulka (scw) yidhi:  Hadaa ayo kale ?

Waa in aan iska ilaalino inaan dhaqankeena iyo akhlaaqdeena wanaagsan ee Islaamka ah ku bedelano dhaqamo shishiiye oo diinteena ka hor imanaya.