Sabirka Iyo Guusha

0
251

Cantar Binu Shidad oo ah nin geesi ah oo Jasiiradda Carabta caan ka ahaa ayaa maalin nin waydiiyay sababta uu raga kaga guulaysto ee ku noqday ageesi caan ah oo .

 

Wuxuun ugu jawabay keen fartaada gacanta aan qaniine, adiguna fartayda qaniin, labadii farood ayay mid kasta xoog u qaniinay midka kale, markii danbe ayuu ninkii qayliyay oo yidhi waa isida fartu I goโ€™daye ย Cantarow!

Cantar ayaa ka dib yidhi : Haa sidaas ayaan raga kaga guulaysta waa sabirkaaan u sabray xanuunkii qaniinyada ee Adiguna aad kaygii u adkaysan weyday. Sabirka iyo Guushu waa lammaane aan kala hadhin.