- Haddii ay kula yaraato waxa aad haysato, weligaa ma heli doontid wax kugu filan.
- U fikir sida boqorada oo kale, boqoraddu kama cabsadaan guuldaro.
- Guuldaraddu waa wado kale oo guusha lagu gaadho.
- Dareenka awoodda leh waa tamarta guusha.
- Ma noqoneysid waxa aad rabto, waxaad noqoneysaa waxa aad aminsan tahay.
- Isbedelka ugu weyn waa midka aad ku bedelayso dhaqankaaga xun
- Inta Badan La joog dadka sare kuu qaadaya, waxna kugu kordhinaya.
- Meesha aanu halgan jirin, horumarna ma jiro.
- Cilmiga waa la bartaa, xikmadda waayaha nolosha laga helaa
- Noqo mid ku mahad naqa inta uu haysto, waxaad Ku dhamaysan doontaa nolosha adigoo wax badan haysta.

























