Tartanka premier league ayaa Durba la ciyaaray laba kulan iyada oo xiddigo badan Soo bandhigeen qaab Ciyaareerd fiican. Tartanka gooldhalinta premier league waa mid ay Xiddigaha ku tartamaan. Inkasta oo uu Xilli Ciyaareerdku bilow yahay hadana Xiddigo badan ayaa wacdaro dhigay iyaga oo dhaliyay goolal. Kadib markii la ciyaaray laba kulan oo kaliya waxa jira xiddigo dhaliyay min laba kulan kadib markii ay Ciyaareereen labadaas kulan. Halkan kaga bogo xiddigaha ilaa Haatan u tartamaya gooldhalinta premier league.
Antoine Semenyo (Bournemouth) 2 Gool
Brennan Johnson (Tottenham) 2 Gool
Chris Wood (Nottm Forest) 2 Gool
Erling Haaland (Man City) 2 Gool
Hugo Ekitike (Liverpool) 2 Gool
Jurrien Timber (Arsenal) 2 Gool

























