Degdega Iyo Khasaaraha Dawladdii Xoogga Ahayd!

0
119

Tusaale fiican oo sabirka ah, waxa inagu filan natiijadii dagaalkii labaad. Dagaalkaas oo  Jarmalku bilaabay 1938 -1945, Jarmalku haddii uu sameyn lahaa dulqaad iyo sabir muddo shan sano ama toban sano oo kale, oo aanu ku degdegin dagaalka waxa la rumaysan yahay in aanu jireen dal keliya oo Yuruub ah oo kula tartama horumarka caalamka Dawladda Jarmalka.

Hawsha hadda inaga ina hortaalla waa in aan xooggeenna ku dhisno degganaan iyo indho indheyn  ama ka fiirsi , taxadra iyo samir badan. Kabirka isla weynida, iyo sabir la’aantu  waa saldhiga fashilka iyo guuldarada daba dheeraata.

Jarmalku waxa uu sebenadaa ahaa dawladii ugu horumarsanayd dhinaca wershadaha, ciidanka iyo dhaqaalahaba caalamka oo dhan.