- Xusuusnow in akhlaaqdu ay ka muhiimsan tahay quruxdaada.
- Waxaad ku celcelin doontaa khaladkii hore haddii aanad waxba ka baran.
- Xaaladaha adag waxay dhisaan qof xooggan, haddii uu fahmo
- Kaladaadkaagu waxa uu ku baraya xikmad
- Saaxiibo badan ayaa ka tagi doona noloshaada, laakiin ogow in noloshu ay weli sii socoto.
- Haddii aad rabto inaad ku noolaato nolol farxad leh, ku xidh ujeedo, ha ku xidhin dad ama shay.
- “Haddii aad la fadhiisato jaahiliinta aamus, hadiii aad la fadhiisto culimada amus, maxaa yelay ka jaahilka ah dulqaad ayaa kaga kordhaya, kan cuulimada aqoon ayaa kaga kordhaysa”
- “Kalsoonidu waa sida qalcadda, dhisitaankeedu wuu adag yahay, laakiin burburinteedu way fududahay”. “Nin xakiim ah ayaa la weydiiyay maxaa ugu qurux badan wixii aad aragtay, waxaana uu ku jawaabay “ Ma arag wax ka qurux badan qof arkay dhamaan ceebahayga oo haddana weli i jecel”

























