Waxaa laga weriyay Abuu Jundub Ibnu Junaada iyo Abu Cabdi-raxmaan Mucaad ibn Jabal (Rc), inay ka weriyeen Rasuulkiiย Allah ( scw)ย inuu yidhi :
โ Allah ka cabso, meel kasta oo aad joogtid, xumaantana raaci wanaag baabiiya, dadkana dabeecad fiican kula dhaqanโ.ย (Waxaa WeriyayTirmidi). Xadiis Xasan ah.
Waxaana xadiisku inoo cadaynayaa in qofka wanaagsani yahay ka Allah (sw)ย siiyoย dabeecad wanaagsan.ย Xidhiidhka aad Allah (sw) la leedahay waa inaad Allah (sw) ka cabsato meel kasta oo aad joogto. Naftaadana waa in xumaanta ay samayso waa in aad wanaag ku maydho oo aad danbaysiiso. Bulshadana waa inaad Akhlaaq wanaagsan kula dhaqanto.






















