Xikamadaha Maanta

0
56
  • Haku daalin fikirka wixii tegay, ma jiro qof orodka ku guulaysta isagoo xaga danbe eegaya.
  • Farxaddu maaha inaad hesho waxaad doonayso wakkhti kasta ee waa inaad jeclaato waxaad haysato Allah (sw) ugu mahadnaqdid.
  • Dadka caqliga badan waxay leeyihiin asxaab badan, cadowgooduna wuu yaryahay, waayo saaxiib sanad baad ku heshaa cadowna hal maalin,
  • Wakhtigu qofna ma bedelo, laakiin wakhtigu wuxu muujiya xaqiiqda qofka.
  • Arinta ugu wanaagsan ee ku difaaci kartaa markaad maqan tahay waa akhlaaqda iyo dhaqankaaga wanaagsan.
  • Ma jirto qof mar walba aan wakhti kuu hayn, laakiin waxay ku xidhan tahay muhimadda aad u leedahay qofkaasi.