Farxad Ku Noolow!

0
54

Markaad la fadhido qoyskaaga waa inaad faraxdo,  waxaa jira kuwa weli aan xaasba lahayn..

Dhoola cadee Markaad shaqada tagto, badanaa inta shaqo raadis ku jirtaa.

Mar hadaad caafimaad qabto waa inaad mahadnaqdo , maxaa yeelay waxa badan kuwo jeclaan lahaa inay caafimaad helaan iyagoo ku iibsan lahaa qiimaha ugu sareeya.

Mar hadaad weli nooshahay waa inaad farxad ku jirto , kuwa dhintay waxay ku murugnayan inay nooladaan si ay camal wanaagsan u shaqaystaan

Dhoolacadee, Maxaa yeelay waxaad leedahay Allah aad barayayso oo aad caabuddo, halka kuwa kalena ay u sujuudayaan Lo’ada.  Allah ayaa mahad leh.

Kitaabka : Dr,. Mustafe Maxud