Anigu Waan Caawiyay, Laakiin May Fahmin!

0
53

Arrintan ayaa la ogaaday markii dadkii uu daynta siiyay qaarkood iska bixin kari waayeen daymihii ay qaateen, taasi oo keentay in maamulaha Baschiera ay ka fashilanto farsamadii uu ku taageerayay saboolka waxaana markaasi oo uu  dhibaato la kulmay maamuluhu.

Maamulaha ayaa shaqadii laga eryay iyadoo isla markaana la iibiyay gurigii uu lahaa. Waxa kale oo maxkamaddu ku riday xukun laba sano ah oo xadhiga ah, inkasta oo markii danbe damiin lagu sii daayay.

Maamulaha ayaa yidhi : ” Waxaan had iyo jeer ku fikiri jiray badbaadinta dadka saboolka ah howsha aan qabanayay waxa ahayd caawinta kuwa baahan,”, weedhahasi ayaa lagu qoray wargeyska Talyaaniga Corriere Della Serra. (Dailymai  October) (The Washington Post)