Xikmada

0
60
  • Haddii joogitaankaagu uu la mid yahay maqnaanshahaaga laguuma baahna iska tag.
  • Noloshaada yaanay xukumin saddex arrimood: lacagta, dadka, iyo xusuus xumadu.
  • Mar ayaa khilaaf loo baahan yahay si aad u ogaato waxa dadka qalbigooda ku jira; waxaad heli kartaa wax kaa yaabiya, ama waxaad heli kartaa wax aad ixtiraam u muujiso.
  • Qofna kaama qaadi karo xanuunkaaga, marka ha u ogolaanin qofna inuu kaa qaado farxaddaada.
  • Kuwa fashilmay waa laba nooc: kuwo fikir haya laakiin aan ku hawlgelin, iyo kuwo hawl badan fulinya aan fikir lahayn
  • Qofkaad aad ka adkaatay haddii uu dhoolla caddeeyo, wuxuu ku tusay dhadhanka guushaada. Ibrahim Fiqhi