Xikmadda Maanta

0
51
  • Maaha qof kasta oo wax bartay inuu faahim yahay, mana aha qof kasta oo aan wax qorin inuu jaahil yahay. Imisa qof ayaa nolosha si xikmad leh u maamulay isagoo aan aqoon rasmi ah lahayn, imisa qof oo waxbartay ah ayaa iftiinkii lumiyey oo guryihii iyo noloshiiba burburiyey.
  • Daawada xanaaqu waa aamusaanta
  • Hadalkaygu ma aha inuu noqdo mid la wada aqbalo, balse waa inuu noqdaa mid run ah
  • Waxaan leenahay laba dhegood iyo laba indhood, iyo hal carrab, taasina waxay ina tusaysaa in aan dhageysano oo aragno wax ka badan inta aan hadalno