Xikmadaha!

0
54
  • Wakhtigu qofna ma bedelo, laakiin wakhtigu wuxu muujiya xaqiiqda qofka iyo noociisa.
  • Ma jiraan waxaan la samayn Karin caalamka, laakiin wax jira arin aad ka caajisto
  • Lugahaagu waxay ku taagan yihiin dhul yar, laakiin mabda’aagu wuxu gaadhayaa dunida oo dhan.
  • Ha odhan waan daaaly, dadkuba waa sidaasi, ha odhan hami ayaa I haya, dadkuba wuu wada hayaa, ha odhan waan wanaagsan ahay, dadkuba sidaasi ayay wada qabaan. Laakiin dheh “ Allah ayaa mahad leh, una shaqayso Aakhiradaada”.
  • Ha sii eegin dib iyo wixii tegay, ma jiro qof orodka guulaysta isagoo xaga danbe eegaya.
  • Wanaag same waayo waa shayga keliya ee aan dhiman.