4 Xiddig Oo Arsenal Ah Oo Dedaal U Galaya In Ay Taam U Noqdaan Kulanka Tottenham

0
58

Xiddig 4 ah oo ka tirsan Arsenal ayaa dagaal u galaya sidii ay diyaar ugu noqon lahaayeen kulanka Tottenham ee 23 November.

 

Arsenal ayaa marti galin doonta Tottenham iyaga oo doonaya in ay ku soo laabtaan wadada guulaha kadib bar-barihii Sunderland.

 

Garoonka North London Derby ayaa la ciyaari doonaa 2 todobaad kadib kadib fasaxa caalamiga ah.

 

Kai Havertz waa mid ka mid ah afar xiddig oo Arsenal ah oo “ku dadaalaya” inay diyaar u noqdaan ciyaarta ay la ciyaarayaan kooxda Tottenham.

Viktor Gyökeres, Martin Ødegaard, iyo Gabriel Martinelli ayaa ah saddexda ciyaaryahan ee kale ee Arsenal ee ku dadaalaya inay diyaar u noqdaan kulanka waqooyiga London (north London derby) ee bishan.