Xikmad

0
233
  • Dhaqanka qofka jaahilka ah waa inuu jawaabo isagoon dhegaysan hadalka, waana inuu diido isagoon fahmin, arinka. Waana inuu xukun rido isagoon garnayn waxa uu xukumay
  • Weligaa ha samayn wax aanu damiirkaagu ogolayn, xitaa haddii duruuftu kugu
  • Maaha arrin xun inaad wanaag u samayso adigoo ciqaabka madaxda ka baqanaya isla markaana abaal marin raba. Laakiin usame wanaag sida aad dadka wanaagsan uga mid noqoto.
  • Haddii aad arrin fasiri kari weydo macno ahaan waa in aanad si buuxda u fahmin.
  • Wax ka baro wixii ku soo maray, la noolow maalmahaaga, diyaar u noqo mustaqbalka iyo waxa iman doona.
  • Xooga is muquuniinta waa dhaqanka dadka xun.

Ardaygu ma’aha weel la buuxinayo, laakiin waa shamac ay tahay in la shidayo