Xikmadaha Maanta

0
137
  • Noloshu maaha waxa kugu dhaca, ee waa sida aad uga jawaabto.
  • Qofka barta naftiisa, ayaa adduunka guulaysta.
  • Farxadda dhabta ahi kuma jirto waxa aad haysato, waxay ku jirtaa sidaad u aragto waxa aad haysato.
  • Wax kasta oo aad ku riyooto lama helo, waxa la helaa waxaad u dadaasho
  • Khaladku waa macallin, haddii aad wax ka barato.
  • Noloshu waa safar, geerida lagu gaadho
  • Go’aanka kasta oo aad gaadhayso ka fikir waxa ka imanaya
  • Kalsoonidu waa hantida ugu weyn ee maamul leeyahay

Bulsho wanaagsan waxay abuurantaa qof wanaagsan