- Noloshu waa sida baaskiil, si aanad u dhicin socodka ha joojin
- Nolosha isfaham ayaa lagu hayn karaa maaha xoog
- Wanaag ma leh Ummad seeftu gacanta ugu jirto fulaygeed, maalkuna tuugteed, aqoontuna munaafiqeeda
- Laba arrimood ayaa qofka akhlaaqdiisa muujiya, dulqaadkiisa marki aanu waxba heysan, iyo dhaqankiisa wax haysto
- Waxaa jirta masaafo u dhaxaysa male-awaalka qofka iyo aragtidiisa, taas oo niyaddiisa keliya fahmi karto.
- Haka dhigin dharkaaga waxa kugu qaalisana si aanad u noqon mid ka qiimo jaban waxa uu xidfhan yahay





















