Wasiirka Caddaaladda Somaliland oo Hargeysa ka Furay Tababar Caddaaladda Maxaabiista La Xidhiidha

0
632

Hargeysa(Dawan):- Wasiirka wasaaradda Caddaaladda Somaliland Mudane Cabdirisaaq Cali Cabdi,ayaa magaalada Hargeysa ka furay tababar la xidhiidha caddaaladda Maxaabiista.

Tababarkan oo ay ka qayb galeen saraakiil ka tirsan ciidanka Asluubta Somaliland iyo xubno ka socday wasaaradda caddaaladda.

Haddaba tababarkan iyo arrimaha uu daarranaa halkan hoose ka daawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here