Garyaqaanka guud oo sharaxay qaabka furista Ururrada iyo Awoodda Madaxweynaha

0
799

Garyaqaanka guud ee Qaranka Cabdisamad Cumar Maal ayaa sharaxaad ka bixiyey awoodda madaxweynaha ee soo hor-dhigida furista Ururrada Siyaasadda.

Garyaqaal Maal oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in talaabada madaxweynuhu qorsheeyey ay tahay mid muhiim u ah geedi-socodka Doorashooyinka, gaar ahaan Doorashada Deegaanka.

Halkan ka Daawo Muuqaal:
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=d05gLbfKbAE&w=933&h=525]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here