Sallaxley: Barakacayaal loo Qaybiyey Agab kala Duwan

0
751

Hargeysa (DAWAN) Xukuumadda Somaliland ayaa agab kala duwan gaadhsiisay barokacayaasha ku sugan degmada Sallaxley.

Hay’addaha Action Aid iyo Shelter Box oo kaashanaya hay’adda qaxootiga iyo barokacayaasha Somaliland ayaa agab loogu talogalay barakacaayasha qaranka gaadhsiiyey barokacayaasha ku dhaqan degmada Sallaxley ee gobolka Maroodi-jeex

DAAWO:[youtube https://www.youtube.com/watch?v=KnrpWkSfbdo]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here