“Xukuumaddu Horumar Ballaadhan ayay ka wadaa Sallaxley”

0
555

Hargeysa (DAWAN) Agaasimaha guud ee wasaaradda tamarta iyo macdanta Somaliland, Maxamed Yuusuf Ismaaciil, ayaa ka waramay mashaariicda horumarineed ee ay xukuumaddu ka wado degmada Sallaxley.

Agaasime Maxamed Yuusuf waxa uu sheegay in degmada Sallaxley ay haatan ka socdaan mashaariic uu ku tilmaamay inay yihiin kuwii ugu badnaa ee abid laga fuliyo halkaasi.

DAAWO:

Leave a Reply