Wararka Dalka Shirweynaha 7-aad ee Ururka Suxufitiinta ee Solja ayaa Si Rasmiya uga Furmay By Khadar Maxamed - December 30, 2020 0 1021 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa (Dawan) Shirweynaha 7-aad ee Ururka Suxufitiinta ee SOLJA, ayaa si rasmiya uga furmay Hutel Ambasator ee magaalada Hargeysa. Shirkan ayaa soconaya muddo laba cisho ah.