Suxufi Xuseen Cali Nuur oo ka Hadlay Sababtay Solja…

0
1008

Hargeysa (Dawan)  Ruugcadaa saxaafadeed Xuseen Cali Nuur oo ka hadlayey shirweynaha 7aad ee ururka suxufiyiinta Somaliland, ayaa sheegay in itaga oo keel ku jira ay aasaaseen, ururka SOLJA.

“Dunida horumartay dadka ku nool dalkooda oo jira ayay sii dhisayaan , innaguna dalkeena Somaliland oo jira ayaynu duminaynaa “Ayuu yidhi Xuseen Cali Nuur.

Xuseen waxaa uu sheegay in iyaga oo Jeel ku jira ay aasaaseen ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA. “SOLJA annaga oo Jeel ku jirna ayaanu aasaasnay”

 

Leave a Reply