Wararka Dalka Akhri: Magacyada Murrashaxiinta KULMIYE, ee gobolka Togdheer oo la shaaciyey By Khadar Maxamed - March 15, 2021 0 744 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Burco (Dawan) Xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa soo saaray liiska Murrashaxiinta xisbigaasi ee gobolka Togdheer, gaar ahaan murrashaxiinta golaha wakiillada iyo Golaha Deegaanka.