Xukuumada Somaliland oo laba Dhaan Biyood ka dhisaysa Gobollada Maroodi jeex iyo Saaxil.

0
675

Hargeysa (Dawan) Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa wadda qorshe ay laba Dhaam Biyood, kaga hirgelinayso, gobollada Maroodi jeex iyo Saaxil.

Haddii labadan Dhaam Biyood, ay noqdaan kuwa hirgala waxa ay wax badan ka tari doonaan, biyo yaraantii haysatay bulshada ku nool labada gobol.

Halkan ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here