Guddoomiyaha Waxbarashada gobolka Maroodi-jeex oo Shaqada laga Joojiyey

0
724
News

Hargeysa-(Dawan)- Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Axmed Xasan Nuur (Axmed Taajir) ayaa shaqada ka Joojiyey guddoomiyaha Waxbarashada ee gobolka Maroodi-jeex.

Warqad kasoo baxday Xafiiska Wasiirka ayaa lagu sheegay in masuulku u diiday kana hor yimid wada shaqaynta Wasaaradda.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here