Dr Gaboose oo ka Fadhiistay Siyaasadda iyo Dhakhtarnimada

0
955

Hargeysa-(Dawan)-

War Deg-deg ah:-

Dr Gaboose oo hada shirjaraa’id ku qabtay Hargeysa ayaa shaaciyay inuu iskaga baxay siyaasada iyo dhakhtarnimadii uu ku hawl gali jiray waxanu yidhi,

“Waxaan ku qancay in wixii hadda ka danbeeya aan u soo jeedsado hawlaha samafalka, diinta iyo ka warqabka caruurta, waxaan go’aansaday inaan ka fadhiisto dhakhtarnimadii aan muddada dheer ku soo jiiray, iyo sidoo kale siyaasadiii aan mudda dheer ku soo jiray ayaan iyadana ka fadhiistay”

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here