Somaliland: Isu-socodka Gaadiidka oo la Hakiyay guud ahaan

0
551

Hargeysa (Dawan) Guddida doorashooyinka  Somaliland ayaa sheegay in xayiraad la saaray isu-socodka gaadiidka afarta subaxnimo ee Caawa ilaa lixda fiidnimo.

Waxaana lagu adkeeyay in ay shacabku u hoggaansamaan go’aanka guddida, isla markaana ay ku siin dhawaadaan goobaha ay codadka ka dhiibanayaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here