Ruushka oo Yurub uga digay cawaaqib ka dhalan doona qorshe ay diyaarinayaan

0
643

Moscow  (Dawan) Ruushka ayaa sheegay in Yurub ay saamayn gaar ah oo dhanka gaaska ay la kulmi doonto haddii ay isku daydo in ay cunuqabatayn lagu soo rogo shidaalka Ruushka.

Arrintan ayaa imanaysa iyadoo wasiiradda arrimaha dibadda ee Yurub ay gadaal ka riixayaan cunuqatayn lagu soo rogo saliidda Ruushka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here