Wararka Dalka Somaliland: Hay’addo soo celiyay wada shaqeyntoodii By Khadar Maxamed - April 17, 2022 0 528 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa (Dawan)Hay’adda dhawrista tayadda Somaliland iyo wasaaradda maaliyadda ayaa soo saaray hannaan lagu xoojinayo wadda shaqayntii ka dhaxaysay. Warqadan oo soo gaadhay xafiiska warqabadka Mareegta Wargeyska Dawan ayaa u dhigneyd sidan.