Walaalaha Saboolka

0
692

Dariiqa uu marayo Caajisku waxa ku weheliya Fakhriga.

Dugsigu wuxu ku baraa casharo , ka dibna ku itixaama, laakiin Noloshu way ku imtixaantaa markaasi ayay  cashar ku bartaa.

Inta aanad jebin shay qurux badan Ogow in aanu noqonayn sidii uu asalkiisu ahaa.

Ha yaraysan habaarka  kan dulman, waxa laga yaabaa inay taasi kaa dhigto kan dadka ugu itaalka daran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here