- Aamusnaantu hadalka waa ay ka qoto dheer tahay.
- Nolosha qof kasta si gaar ah ayuu u tijaabiyaa, sidaa darteed ha isbarbardhigin
- Waayahaa nolosha ayaa qofka hagta
- Shaqaalaha faraxsan waxay dhisaan ganacsi xooggan
- Waaya aragu wuxuu ogyahay marka la aamusayo, iyo marka la hadlayo.”
- Aqoon iyo waayo-aragnimo waxaa lagu gartaa dulqaad iyo garasho
- Ha barbar dhigin noloshaada ta dadka kale. Ma jiro isbarbardhig ka dhexeeya qorraxda iyo dayaxa. Mid kastaa Waxa uu iftiimaa oo dhalaalaa marka uu wakhtigiisu joogo!
- “Siyaasaddu maaha ciyaar. Waa hawl adag”. Winston Churchil
- Waa inaad U noqotaa qof wanaagsan kuwa ku baahan markaad maamul ama maal hayso.maxaa yeelay waxaad la kulmi doontan markaad halkaasi weydo. Mana jiro qof weligii saraynaya.
- madhan ee faaruqa ah ayaa joojiya guusha. Dr.Ibrahim Fiqh
- Ganacsi lama sameeyo adigoo cabsi ka qaba khasaaro
- “Lacagtu waxay timaadaa marka aad dadka adeeg fiican siiso.”




















