Xikmadaha

0
259
  • Aamusnaantu hadalka waa ay ka qoto dheer tahay.
  • Nolosha qof kasta si gaar ah ayuu u tijaabiyaa, sidaa darteed ha isbarbardhigin
  • Waayahaa nolosha ayaa qofka hagta
  • Shaqaalaha faraxsan waxay dhisaan ganacsi xooggan
  • Waaya aragu wuxuu ogyahay marka la aamusayo, iyo marka la hadlayo.”
  • Aqoon iyo waayo-aragnimo waxaa lagu gartaa dulqaad iyo garasho

 

  • Ha barbar dhigin noloshaada ta dadka kale. Ma jiro isbarbardhig ka dhexeeya qorraxda iyo dayaxa. Mid kastaa Waxa uu iftiimaa oo dhalaalaa marka uu wakhtigiisu joogo!

 

  • “Siyaasaddu maaha ciyaar. Waa hawl adag”. Winston Churchil

 

  • Waa inaad U noqotaa qof wanaagsan kuwa ku baahan markaad maamul ama maal hayso.maxaa yeelay waxaad la kulmi doontan markaad halkaasi weydo. Mana jiro qof weligii saraynaya.
  • madhan ee faaruqa ah ayaa joojiya guusha. Dr.Ibrahim Fiqh
  • Ganacsi lama sameeyo adigoo cabsi ka qaba khasaaro
  • “Lacagtu waxay timaadaa marka aad dadka adeeg fiican siiso.”