- Guurka, uma baahna guryo waaweyn, umana baahna alaab qaaliya oo lagu faano, laakiin waxa uu ubaahan yahay, ruux wanaagsan, iyo dhaqan fiican.
- “Haddi aad dareemayso inay wax kastaa lumeen, Ogow in geedaha sanad kasta caleentooda ka lunto, hadana ay taagnaadaan oo ay sugaan in maalmo fiicani soo maraan”
- “Dadka qaar ayaan marnaba ku fahmin mararka qaarkood, maaha in weedhahaaga mugdi ku jiro ee waxaad tahay qof run sheeg ah, iyaguna waxay u barteen koox metelaysa dhalanteedka iyo beenta”
- Guushu waa go’aanka saxda ah.
- Sidee loo sameeyaa go’aano saxsan? ‘Khibrada ayaa samaysa’
- Sidee ayaa khibrad lagu helaa ? ‘Go’aanada qaldan ayaa laga helaa’.

























