Maxaad Ka Taqaanaa Waxyaabaha Uu Daweeyo Geedka Loo Yaqaan Daba-Casuhu ?

0
811

Geedka dabacasaha oo noqday  hub cusub oo lagula dagalamo kansalka ku dhaca qanjidhka  prostrate ka , cilmi baadhayal ka tirsan jaamacada yole ee dalka maraykanka ayaa ogaday in dabacasuhu yahay daawo si awooda badan lagula dagaalami karo  kansalka ku dhaca qanjidhka xiniiyaha ee prostrate ka . Wargaysa Daily Mail ee ka soo baxa dalka ingiriiska oo natiijda cilmi baadhista caafimaad baahiyay ayaa sheegay in baadhitaano xeeldheer ka dib ay cilmi baadhayaashani ogaadeen in qofka si joogto u isticmaala cuntooyinka qaniga ku ah vitamin A ay hoos u dhigi karaan khatarta kansarku ku yeelan karo inuu dhax galo  qanjidhka prostrateka xiniiyaha taas oo daaha ka rogtay markii warkaasi soo baxay aadna looga soo dhaweeyay aduunyada inteeda kale . 

Leave a Reply