Dumarka Austareliya Oo Xijaabta Sanad Kasta 24 Saacadood

0
593

Sanad kasta bisha Feberweri 1-da markay tahay dumarka Austeriliya  ee aan islaamka ahayn ayaa xidha xijaabka dumarka muslmiinta 24 saacadood, taasi oo ay caado ka dhigteen, iyagoo ku mara dariiqyada iyo suuqyada.
Dumarka ayaa sheegay inay tani ku xusayaan kuna taageerayaan xaqa ay gabadha muslinka ahi u leedahay  xidhashada xijaabka. Waaxanay aritani sameeyaan iyagoo aan dawladu ku soo faro gelin.

Leave a Reply