Tobanka Dal Ee Ugu Musuqa Badan Dunida

0
629

Hay’adda caalmiga ee la dagaalanka musuqa ayaa sandkan soo bandhigtay 10 dawladood ee ugu musuqa badan dunida.
Baanka Aduunka ayaa ku qiimeeyay in dalalka soo koroya sanad kasta musuqa iyo wax isaba marinta aya kaga lumaan lacag dhan 40 bilyan oo doller Dalalkaasina waxay kala yihiin:
1- Sudan
2- Ciraq
3- Usbakistan
4- Yamen
5- Chad
6- Cambodiya
7- Vensualla
8- Burundi.
9- Demoqratic Congo
10- Takistan

Leave a Reply