Barnaamijyada Huteel loo dhisay si Maroodiga By admin - September 11, 2014 0 757 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dalka Serilanka waxa laga sameeyay dhisme huteel oo cajiib ah kaasi oo dad badan ku rida yaab, marka ayaa booqdaan dalkaasi. Huteelkan waxa loo eekaysiiyay ama loo dhisay sida qaabka Maroodiga.