Taariikhda Dayax Gacmeedka

0
1436

Dayax Gacmeedkii ugu horeeyay waxaa diray Midowgii Soofiyet 1957, kaasoo lagu magacaabi jirayย Sputnik 1, waxaana ku xigay Mareykanka,.Maanta dayax gacmeedka waxaa isticmaalo wadamo badan oo ku yaalo caalamka. wadamada ugu badan waa ruushka, mareykanka, shiinaha, jabaan iyo midowga yurub. Dayax gacmeed yaasha badankooda ma dhaafaan aduunka korkiisa.
 

Leave a Reply