Taariikhda Dayax Gacmeedka

0
1920

Dayax Gacmeedkii ugu horeeyay waxaa diray Midowgii Soofiyet 1957, kaasoo lagu magacaabi jiray Sputnik 1, waxaana ku xigay Mareykanka,.Maanta dayax gacmeedka waxaa isticmaalo wadamo badan oo ku yaalo caalamka. wadamada ugu badan waa ruushka, mareykanka, shiinaha, jabaan iyo midowga yurub. Dayax gacmeed yaasha badankooda ma dhaafaan aduunka korkiisa.
 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here