Muslimiin Qoray Waraaq Furan

0
667

sawir hore oo daacish looga soo horjeedo
Aqoonyahanada iyo hogaamiyeyaasha Muslimiinta ayaa laga codsaday in ay magacyadooda ku daraan waraaq furan oo laisaga bari yeelayo khilaafada islaamka.
In kabadan boqol aqoonyahan oo muslim ah ayaa saxiixay qoraalkaasi, Iyaga oo mid mid uga hor imaanaya fikrada ururkaasi.
Mid kamid ah aqoonyahanadaasi Doctor Muzammil Siddiqi, ayaa sheegay in wariyeyaashii heergalbeedka ahaa ee kurka laga jaray ay xaaraan ahayd, waxa uuna sheegay in islaamku uusan qabin in la dilo qof aan waxba galabsanin.
Shir jaraaid oo ay ku qabteen Washington, hogaamiyeyaasha Muslimiintu waxa ay soo saareen qoraal ay ku dalbanayaan in aan ururkaas loogu yeedhin Khilaafada Islaamka.
 

Leave a Reply