Adhiga Oo Noqday Xayawaanka Ugu Caqli Badan

0
414

Muddo badan ayaa la aaminsanaa in Adhigu  yahay kuwa ugu doqonsan  xayawaanada.  Laakiin malaha noocaas aha ayaa noqday mid been ah .  Adhiga oo ah xayawaan qurux badan ayaa ka maskax iyo maan batay dhamaan xayawaanada kale, wuxuuna noqday marka waxa la barayo kan sida ugu dhakhasaha badan u fahmaya.
Darasaad cusub ayaa sheegtay inuu Adhigu leeyahay xusuus dheer oo uu ku garanayo wax la baro. Sida lagu baahiyay  Barta Interntka ee Bord Banda group , waxa jirta sawiro yaab leh iyo oo muujinaya maskax badnida Adhiga. Iyadoo  Caalamka oo dhana  uu isku mid yahay Adhigu.  Waxaan daraasadda lagu ogaaday in Adhigu fahmo marka la safarinyo, Raashinka iyo  marka koox koox la isu raacinayo. Warbixintan ayaa muujisay  in Adhigu la qabsado isla markaana garto meelaha had iyo jeer la baro sida wadooyinka uu marayo, iyo meelaha uu biyaha ka cabo iyo xataa meelaha fog ee uu hoydo.

Leave a Reply