Wuxu Saaxiib Ka Dhigtay Bisadaha

0
395

Sida ay qortay Wargeyska Daily Mail Axadii, Dalka Suuriya magaalada ku taal ee Xalab oo ay dhibaato weyni ka dhacday  dagaaldii halkaasi ka dhacay awgood, ayay dadkii degenaa iskaga wada qaxeen.
Laakiin  Wiil dhalinyaro ah oo la yidhaa Calaa  isla markaan ahaan jiray  Darwaliinta gaadiidka gargaarka degdeg ah oo reerkiisa isna halkaasi ku qaxay, ayaa isagu kaga hadhay xalab. Wiilkan ayaa saaxiib iyo wehel ka dhigtay bisadaha  isagoo isku ilawsiiya ka maqanaanshaha xaaskiisa.
Wiilkan ayaa maalin kasta usoo iibiya bisadaha hilib wuxuuna kuu quudiyaa bisado gaadhaya 150 bisadood . wargeyska Dail Mail ayaa ku  soo bandhigay warbixintan sawirada iyo muuqaalada Xalab ee wiilkani ku quudiyo bisadaha.  ( Daily Mail).

Leave a Reply