Jinka Ayay Ka Baqaan Mana Seexdaan!

0
455

Dhulka Buuralayda ah ee dalka Bolovia waxa ku nool dad asalkooda hore halkaasi deganaa loo yaqaan dadka Emar.   Dadkan ayaa u nool si yaab leh iyagoo ka go’an dunida. Waxayna ku dhex nool buurlayda Andes.  Dadkan ayaan seexan ilbidhiqsina maalamaha Salaasada iyo Jimcaha  ee todobaad kasta iyagoo aaminsan in jinkoodu u hanjabayo soona weeraryo haddii ay seexdaan. Maalmahan ayay wejiyadooda qariyaan waxayna aad  cabaan Tubaakada qiiqa ah iyagoo aaminsan inay tani ka eryayaso Jinka. Dhaqankan ayay dadkan iska soo dhaxlayeen muddo dheer oo kumanaan sano  ah waxayna u noqtay caado joogto ah.

Leave a Reply