Wuxu Yeeshay Laba Gees Ka Dib Markii Qaliin Lagu Sameeyay

0
398

Sida ay daabacday Wargeyska Daily Mira ee Ingriiska wiil  yar ayay ka soo baxeen laba gees ka dib markii lagu sameeyay qaliin. Waalidiinta wiilkan yar dhalay ayaa hore u go’aansaday inay qalin ku sameeyaan wiilkooda ka dib markii uu noqday mid dhafooradiisu waaweyn yihiin oo foolxun.  Waxaana la sheegay in qalad xagga qalitaanka ahi uu keenay in wiilkan yar ay laba gees ka soo baxaan.  Taasi oo keentay in ilmihii yaraa uu ka sii foolxumaado muuqaalkiis hore. Waalidkii ayaa ku cawday inay tahay mid boqolaal jeer ka sii foolxun sidii uu ahaa, ayna rabaan in wax laga qabto.

Leave a Reply