Dayax Oo Dhiig Noqday

0
493

Bishan October 8, ayaa dalalka Koonfurta iyo waqooyiga America, Asiyada bari, Australiya iyo pacific laga arkay arin aan aad nadir u ah.  Muuqaalkan oo ah Dayax modoobaadka oo isu bedelay dayaxii oo dhiig noqday.
Culmida dhinaca xidigiska ayaa sheegay in tahay arintani mid aad dhif u ah inay dhacdo, waxaan ay sheegeen in la arko oo keliya marka cadeceedda, dayax iyo dhulka ay marayaan xariiq isku began.
Arintan ayaa keenta in falaadhihii cadceeda ee ku dhici lahaa Dayaxa, ay sii dhex maraan dhulka.  Waxaan ay tahay xaalad nadir iyadoo shantii qarni ee u danbeeyay ay dhacday wax yar oo dhif ah.
 

Leave a Reply