Toonta Iyo Waxtarkeeda

0
885

Toonta oo aad loo isticmaalo caalamka gebi ahaantii, ayaa culimada caafimaadku sheegeen inay leedahay waxtar caafimaad oo balaadhan kuwaasi oo ay ka mid yihiin :
Kansarka oo ay la dagaalanto, Iyadoo weliba dawo u noqota qofkii caba.
Xanuunada Calool xanuunkana waxa la cadeeyay inay dawo fiican u tahay.
Dhiig karka ayay isagana u  fiican tahay iyado la sheegay inay dejiso.
Toontu Waxay aad ugu  wanaagsantahay caafimaadka Maskaxda iyadoo xusuusteeda iyadoo fahankana kordhisa oo ah mid saacidda.
Waxatarkeeda waxa kaloo ku jira iyadoo Ciridka iyo ilkaha aad u xoojisaa.
Toontu sida la cadeeyay  waxay Jidhka ka ilaalisaa sunta iyo jeermiska, qufuca joojintiisana aad  ayay ugu wanaagasan tahay. Waxaase looga digay dadka qaba xanuunka gaastariga noocyo ka mid ah..

Leave a Reply